Golaha Wasiirada oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo ilaalinta qarannimada iyo madax...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan difaaca Madaxbanaanida, Qarannimada iyo Midnimada dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamse...
In ka badan 10 Ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano katirsan Gobolka...
Madaxweyne Xasan oo xiisadda taagan kala hadlay Ururka Midowga Yurub
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell,...
Puntland: Masar waxay doonaysaa inay Soomaaliya ka dhigato meel ay ku difaacato danaheeda Niilka
Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay, dowladda Masar inay danaheeda gaar ah ka leedahay faragelinta arrimaha Soomaaliya, wuxuuna...
Xukuumada Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono.
Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi...
Cumar Cabdirashiid oo war culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo qoraal kooban soo saaray ayaa si adag uga hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada howlgalka...
Golaha Wakiilada Somaliland oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf.
Kulan aan caadi ahayn oo uu saaka goluhu...
Masar iyo Soomaaliya oo samayn doona dhoolatus ciidan oo sii kordhin kara xiisadda gobolka
Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in ay dhoolatus milateri oo wadajir ah ku sameeyaan Soomaaliya, dhoolatuskaas oo u muuqda mid muujin kara...
Diyaarada Kenya Airways oo loo Diiday in ay ka duusho garoonka Aadan Cadde
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya iyo maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa ka hor istaagay inay garoonka Muqdisho ka duusho diyaaradda Kenya Airways, sababo la...
Farmaajo oo ka digay in hawada Soomaaliya loo wareejiyo dal kale
Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo...


















