Wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaare Xamse oo gaaray magaalada Baydhabo
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koonfur...
Ciidamada Qalabka Side ee ku sugan degmada Baardheere oo sameeyey Howl gal Balaaran.
Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan degmada Baardhere ee Gobolka Gedo ayaa Subaxnimadii ee Maanta waxay Howl gal Balaaran ay ka sameeyeen Qaar ka...
Xukun lagu riday koox lagu soo Eedeeyay dil & ku takrifal dhul dowladeed.
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin...
Xiisadda u dhexeysa dalalka Itoobiya iyo Masar oo cirka isku-shareertay
Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda u dhaxaysa Masar iyo Itoobiya ee salka ku haysa biyo-xireenka webiga Niil, iyadoo labada dowladooda ay warqado iska soo horjeeda...
Wasiirka Gaashaandhigga oo jawaab adag ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Koonfur Galbeed
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaabay hadal uu Shalay jeediyay madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo...
Dowladda Soomaaliya oo dalalka ciidamadooda ka joogaan ugu baaqday ixtiraamka midnimadeeda dhuleed
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay dalalka ay ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, iyadoo ku boorineysa inay u hoggaansamaan sharciga caalamiga ah iyo qaab-dhismeedka...
Laftagareen “Muqdisho waxa kasoo yeeray waa wax ceeb ku ah midnimada
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo hadal ka jeediyay magaalada Baydhabo ayaa jawaab culus kasoo saaray xiisadda ka dhalatay taageeradii deegaanada maamulkaas looga...
Wasiirrada caafimaadka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muujiyay cabasho ka dhan ah wasaaradda...
Wasiirada Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya inay meesha ka saartay wadashaqayntii ay la lahayd dowlad goboleedyada iyo...
Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland
Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca Soomaaliyeed.
Agaasimaha tacliinta sare ee...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed mar kale dib uga qarxay qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Dagaalka...


















