Diyaarad Drone ah oo ku dhacday deegaan hoostaga gobolka Sool
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyig Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay diyaarad nooca Drone-ka ah ay ku dhacday qaybo kamid...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Xabsi ku yaala dalkaas ku booqday Soomaali ku...
Safiirka cusub ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid ka mid ah xabsiyada ku yaala magaalada Ankara...
Beelweynta Abgaal oo ku baaqday inuu is casilo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe
Duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Beesha Abgaal oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday gudaha magaalada Muqdisho ayaa ugu...
Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan caddaaladda oo dhexmaray Soomaliya iyo Tuirkiga
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiis dhinaca caddaaladda ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga.
Wasiirka caddaaladda Soomaaliya, Xasan Macallin...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 2-05-2024
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Somaliland oo sheegtay in ay la safan doonto Waddamada Bariga hadii ay taageero buuxda...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda.
warbixin uu baahiyay Millateriga Somaliland ayaa lagu sheegay...
Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay xiisadda ka taagan dhulka dab-damiska
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xiisadda weli ka taagan dhulka dab-damiska ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay dowladda...
Waddamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiis Itoobiya iyo Somaliland
Waddamada ku midoobay Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Azerbaijan ayaa waxay caddeeyeen inay si buuxda u taageersan yihiin mawqifka ay...
Raysal wasaare Xamse : Been sheegi mayno, Teendho dambe Soomaali isku dooran mayso
Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doonin doorasho lamid ah kuwii hore loogu qabtay...
SSC Khaatumo oo ku eedeysay Somailand inay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag
Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka Sanaag, ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay...

















