Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Sida hagaagsan ee loo maareeyo Goosashada Dalaga iyo sida loo habeeyo marka Dalaga la goosto. Waa subaxnimo Axad...

Dowladda Cumaan oo xiriirka Diblumaasiyadeed u jartay Israa’iil

0
Wakaaladda wararka Ruushka ee Sputnik ayaa ku warrantay in aysan Cumaan wax xiriir diblomaasiyadeed ah la sameyn doonin Israa’iil oo gabood falo ka dhan...

Itoobiya oo looga digay inay qaado tallaabo khalkhal gelinaysa xasilloonida Somalia

0
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa fariin luuqad adag lagu qoray u diray dowladda Itoobiya kadib markii ay kusoo xad-gudubtay madax-banaanida Soomaaliya, iyadoo isku dayaysa inay...

Raysal wasaare Xamse: Ciidamada Shisheeye way baxayaan dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa masuul ka ah...

0
Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay Soomaaliya in ay diyaar u tahay bixitaanka ciidamada ATMIS. Wuxuu sheegay in dowladdu sameysay qorshe si...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka  Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si...

Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 12-09-2024

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Israa’iil oo duqeyn ku dishay Shaqaale katirsan Hay’adda Qaramada Midoobay

0
Israa’iil ayaa duqeyn ka geysatay iskuulka al-Jaouni ee ay Qaramada Midoobay maamusho oo ku yaalla bartamaha Qasa markii shanaad tan iyo bishii Oktoobar, halkaas...

Wararkii ugu dambeeyay kulamada uu R/W Xamza ka wado Baydhabo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane XamZa Cabdi Barre oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si...

Jaamacadda Carabta oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay ka fogaato falalka wax u dhimaya...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee ka socday dalalka Carabta, kaas oo lagu...

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa, iyadoo sheegtay in heshiiskii Itoobiya uu guul...

0
Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay  Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, iyadoo sheegtay in is afgaradkii ay la gaadhay Itoobiya uu...

XULASHADA