Ethiopia oo caddaysay in aysan ballan qaadayn inay aqoonsato Somaliland

0
Dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Geeska Afrika ayaa u muuqata mid miro dhal ah, sida ay sheegayaan ilo diblumaasiyadeed. Dowladda Itoobiya...

Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

0
Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga...

Dowladda Soomaaliya oo sii daysay dad loo xiray dilka masuul katirsanaa hay’adda duulista hawada

0
Hay'adda danbi baarista ee CID-da Soomaaliya ayaa dambi ku weyday oo siidaysay 10 eedaysane oo loo haystay dilkii C/naasir Muuse Cabdiraxmaan (Dahable), oo ahaa...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah balaarinta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ...

Safiirka UK ee Soomaaliya oo madaxweyne Deni kala hadlay xal u helidda muranka dib...

0
Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dib u...

Millateriga Somaliland oo beeniyay rasmi ahaanshaha qoraal dowlado iyo xisbiyo kagu dhaliilay oo ay...

0
Millateriga Somaliland ayaa beeniyay rasmi ahaanshaha war dhawaan lagu baahiyay bogga Facebook ee ciidanka, kaasi oo lagu cambaareeyay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo Waddamada Reer...

Shacabka Muqdisho oo billaabay inay maydadkooda kala baxaan qabuuraha Iskuul buluzia

0
Shacabka ku nool Muqdisho ayaa bilaabay inay maydadka dadkooda horey u geeriyooday kala baxaan qabuuraha kuyaala  Iskuul buluzia ee degmada Xamar Jajab. Qaar kamid ah...

Ururka iskaashiga Islaamka oo mar kale si adag uga horyimid heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa mar kale diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya, gaar ahaan heshiiskii is-faham...

Turkiga oo jaray xiriirkii ganacsi ee Israa’iil

0
Turkiga ayaa sheegay in uu joojinayo dhammaan ganacsigii kala dhexeeyay Israa’iil sababo la xiriira dagaalka Qasa, isagoo si gaar ah sabab uga dhigay xaaladda...

XULASHADA