Afar xildhibaan oo ka goostay Maamulka Waqooyi Bari oo ku biiray Somaliland

0
Afar kamid ah xildhibaannadii dhowaan ka goostay maamulka Waqooyi-bari ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ku biireen siyaasadda Somaliland, iyagoo sheegay inay maalmaha...

Sheekh Shariif: In Wafdiga Mareykanka uusan booqan Muqdisho Waxay Muujinaysaa Fashilka Dowladda

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in wafdi heer sare ah oo ka socday Mareykanka uu dalka ka dhoofay isagoo...

Khubarada AUSSOM oo ka digay halis amni haddii UNSOS ay joojiso taageeradeeda

0
Khubaro dhinaca amniga iyo difaaca ah oo ka kala socday waddamada ciidamada iyo booliiska ku leh Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya...

Galmudug oo ka bilaabatay doorashadii qof iyo cod, guddiga doorashooyinkana oo ku dhawaaqay furitaanka...

0
Doorashadii qof iyo cod ee ugu horreysay ee heer deegaan ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay dhammaan degmooyinka loo...

Uganda oo martigelinaysa shir aan caadi ahayn oo looga arrinsanayo mustaqbalka howlgalka AUSSOM ee...

0
Dowladda Uganda ayaa maanta martigelinaysa shir aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan waddamada ciidamada ku leh Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...

Mareykanka oo dib u habeyn Farsamo ku sameyay Liiska Cunaqabataynta iyo Xasan Daahir Aweys...

0
Waaxda Xakamaynta Hantida Shisheeye ee Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka (OFAC) ayaa dib u habayn ku samaysay liiskeeda cunaqabataynta, iyadoo meesha ka saartay diiwaanno is-dul-saarnaa (duplicate...

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Mustaqbalka ku eedeysay “duullaan ka dhan ah qaranimada”, kana jawaabtay...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga falcelisay warqaddii uu Isbaheysiga Golaha Mustaqbalka Soomaaliya u diray madaxda dalalka ciidamada ka...

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta Shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuca daabacaadda iyo hirgelinta lacagta cusub ee Shilin Soomaaliga uu galay marxalad aad u horumarsan, kadib sannado badan...

Cumar Cabdirashiid: Isku dhac ka dhaca Gaalkacyo wuxuu halis gelin karaa amniga Puntland iyo...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag uga digay khatarta ka dhalan karta xiisadaha sii kordhaya ee magaalada Gaalkacyo,...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu beegsaday Sacuudiga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo ku tilmaantay weerarradaas kuwo...

XULASHADA