Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu beegsaday Sacuudiga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo ku tilmaantay weerarradaas kuwo...
Somaliland oo sheegtay in ay diyaar u tahay in wada hadal lagu xaliyo khilaafka...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay weli ka go'an tahay in khilaaf ka dhexeeya Maamulka Waqooyi Bari lagu xalliyo hannaan nabadeed iyo wadahadal, iyadoo...
Uganda oo ku biirtay dalalka ku tartamaya codka Soomaaliya ee u sharraxan Xilka Xoghayaha...
Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah ugu biirtay tartanka loogu jiro xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaddib markii ay u sharraxday diblomaasiga rug-caddaaga...
Golaha Mustaqbalka oo ku baaqay dhismaha Gole KMG ah, kuna xiray taageerada AUSSOM heshiis...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa warqad furan u diray madaxda dowladaha ciidamada iyo booliiska ku leh Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM),...
Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya kadib markii wasiir kamid ah xukuumadda Soomaaliya laga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho, kadib markii la sheegay in Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Abshir Bukhaari, laga hor istaagay...
Madaxweyne Trump oo Hakiyay Weerar Ballaaran oo lagu qaadi lahaa Iiraan
Warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, KAN News, ayaa sheegtay in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu hakiyay qorshe weerarro xooggan oo Mareykanku ku qaadi lahaa...
Soomaaliya iyo Kenya oo adkeeyay iskaashiga amniga badda intii lagu jiray Shirweynaha Ciidamada Badda...
Soomaaliya iyo Kenya ayaa xoojiyay iskaashigooda dhinaca amniga badda, kaddib kulan ay yeesheen mas’uuliyiinta labada dal intii lagu guda jiray Shirweynaha Ciidamada Badda Afrika...
Puntland oo Galmudug ku eedeysay martigelinta ciidamo ay sheegtay in lagu waxyeelleynayo amnigeeda
Puntland ayaa ku eedeysay maamulka Galmudug inuu dowladda Federaalka kala shaqeynayo joogitaanka maleeshiyaad ay sheegtay in laga abaabulayo deegaannada maamulkaas si loogu dhibaateeyo shacabka...
Golaha Wakiillada Waqooyi Bari oo Maamuuska Xildhibaannimo ka Xayuubiyey Shan Xildhibaan
Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in maamuuska xildhibaannimo laga xayuubiyo shan mudane, oo ka noqday arragtida maamulka,...
MW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, la filayo inuu maalmaha soo socda booqasho ku tago furimaha hore ee dagaalka...


















