Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay qaraxyadii MUQDISHO

0
Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa si weyn loogu dhalleeceeyey qaraxyadii maalintii Sabtida aheyd ka dhacay agagaarka Zoobe...

Dab ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Boosaaso iyo khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in dab xoogan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo...

Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo

0
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha...

Gaadiid farabadan oo Maalintii Saddexaad ku xayiran Gobolka Mudug & maleeshiyaad heysta

0
Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah maleeshiyaad hubeysan uu u xiran yahay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...

Laftagareen oo shir isugu yeeray Xildhibaanada laga soo doortay Koofur Galbeed

0
Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen uu isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo...

Abiy Ahmed oo sheegay inuu wadahadallo xabbad-joojin ah la furayo TPLF

0
-Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay jiri doonaan wadaxaajood xabbad-joojin ah oo dhexmari doona dowladdiisa iyo ciidamada kasoo horjeeda ee Tigreega oo dagaal...

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Maanta dalka ka bilaabanaya

0
Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso ayaa lagu waddaa in uu maanta dalka ka billaawdo Muqdisho iyo Gobolada dalka marka laga reebo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulamo ka wada Beledwayne

0
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo maanta gaarey magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xallinta tabashada ay qabaan dadka ka...

Xog: Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo gaaray is-faham qarsoodi ah

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si hoose heshiis uga gaaray qadiyadd muddo badan cakir-neyd, sidda ay xusayaan warar...

Ra’iisul Wasaare Xamse & mas’uuliyiin kale oo gaaray Baydhabo

0
Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse...

XULASHADA