Sacuudiga oo Soomaaliya dib ugu soo celiyay qaxooti Soomaali ah oo Yemen ku noolaa

0
Xarunta Gargaarka iyo Gurmadka Boqor Salmaan (KSrelief) ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay 154 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa Yemen, iyadoo dib-u-soo-celinta laga...

Dowladda Soomaaliya oo isku xiraysa nidaamka Mushaar-bixinta iyo Aqoonsiga Qaranka

0
Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la bilaabayo isku-xirka Nidaamka Mushaar-bixinta Dowladda (Payroll/SFMIS) iyo Nidaamka Aqoonsiga Qaranka ee NIRA,...

Garoonka Diyaaradaha degmada Doolow oo dib loo furay

0
Garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa dib loo furay kaddib markii uu ku dhawaad laba sano iyo ka badan u xirnaa...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Qodista ceelka shidaalka Curad-1 laga yaabo in la soo...

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Cabdulqaadir Aadan, ayaa sheegay in hawsha qodista ceelka shidaalka ee Curad-1, oo Türkiye ka waddo xeebaha Soomaaliya, ay...

187 kiis oo ah tacaddi loo geystay haween iyo gabdho oo la diiwaangeliyay

0
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa diiwaan galisay 187 kiis oo tacaddi ah ooloo geystay haween iyo gabdho, kuwaas oo lagu diiwaangeliyay...

Guddoomiye Muungaab oo si adag uga hadlay burburinta dhulalka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Muungaab, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka dhalatay burburinta iyo duminta dhulalka iyo guryaha ku yaalla qaar ka mid ah...

Musharraxa hoggaamiyaha Galmudug oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee doorashada Galmudug

0
Musharraxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ee la xiriira baabi'inta natiijada doorashadii ka dhacday Galmudug 30-kii Luulyo. Liibaan...

Itoobiya oo sheegtay in doonisteeda marin-badeedku tahay arrin ku dhisan taariikh iyo sharci

0
Xildhibaan Fethi Mahdi, oo ah ku-xigeenka Guddoomiyaha Guddiga Joogtada ah ee Xidhiidhka Dibadda iyo Arrimaha Nabadda ee Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, ayaa sheegay in...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

0
Howlgalka lagu qaadayo ciidamadii hore iyo keenista ciidamo cusub ayaa socday muddo ku dhow laba toddobaad, iyadoo diyaarado xamuul iyo diyaarado kale oo ciidamada...

Ururka JSP oo aqbalay xukunka Maxkamadda Sare, kana qaybgalaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug

0
Ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee uu hogamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu ixtiraamayo isla markaana aqbalayo xukunka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda...

XULASHADA