Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta tababarrada militariga iyo iskaashiga amniga
Taliyaha Ciidamada Lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Talyaaniga si...
Midowga Yurub oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada-hadallada doorashooyinka Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka,...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo weerar afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dalka uu kasoo kabanayo tobannaan sano oo amni darro iyo qalalaase siyaasadeed ah, isaga oo...
Iran oo cabsi qabta doorka sii kordhaya ee Somaliland iyo Maraykanka
Warbixin ay daabacday Fox News ayaa lagu seegay in Somaliland muhiimad sii kordhaysa ku leedahay dhinaca amniga gobolka, xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha u...
MW Xasan Sheekh oo ku jira Imtixaankii ugu adkaa ee Galmudug iyo Mahad Salaad...
Khilaaf siyaasadeed oo aad u xooggan ayaa ka aloosan maamulka Galmudug, iyadoo ay cirka isku sii shareerayaan xiisadaha u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadda Ciidda Carafo kumaan shacabka kula tukaday Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada...
Qoor Qoor: Galmudug waxay u baahan tahay doorasho loo siman yahay iyo wada-tashi siyaasadeed
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in Galmudug ay u baahan tahay doorasho loo siman yahay oo ku dhisan wada-tashi iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga horyimid xidhiidhka Somaliland iyo Israa’iil
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga horyimid xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Israa’iil, isaga oo cambaareeyay qorshaha la sheegay in Somaliland safaarad...
Dowladda Soomaaliya oo Xoojisay Heeganka Ka Hortagga Ebola, Isbitaalka Martiini oo Loo Asteeyay Xarunta...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay qorshe qaran oo looga hortagayo cudurka Ebola, kadib kulan heer sare ah oo lagu qabtay Xarunta Qaran...
Madaxweyne Trump oo sheegay inaan lagu deg degin heshiiska lala galayo Iran.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa faray dhexdhexaadiyayaasha “in aan lagu degdegin heshiis” lala galo Iran, kadib markii warar soo baxay ay tilmaameen in heshiis...


















