Maxay ka wadahadleen Beesha Caalamka iyo guddiyada doorashooyinka?

0
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan iyo saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa kulan khadka Internet-ka ah waxaa ay kula yeesheen  Guddiyada...

Jubbaland oo abaabul dagaal ka billowday Gobolka Jubbada Hoose

0
Madaxweyne kuxigeenka labaad  ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) ayaa maanta oo Jimce ah kormeer ku tegay Talisyada ciidamada...

Guddoomiye Filish oo shir guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Shirka waxaa goob-joog ka ahaa...

M/weynaha Uganda oo ku hanjabay in Soomaaliya uu kala baxayo Ciidamadiisa

0
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya kadib markii uu soo cusboonaaday khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo saraakiil oo maanta ka gaaray Gedo.

0
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii dhawaan uu halkaasi ka dhacay dagaal...

XULASHADA