Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Khamiis ah 16-4-.2026 ka dhacay Iskuulka H/Dhexe ee Jaalle Siyaad,waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 4aad iyo 5aad ee Dugsiga H/Dhexe Jaalle Siyaad.
Natiijada Tartanka ayaa waxay u dhacdey sidan Fasalka 4aad ee Dugsiga H/dhexe ayaa heley 24 dhibcood,Halka Fasalka 5aadna uu helay 26 dhibcooda,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartamaysay Fasalka 5aad oo ku badisey 26 Dhibcood.
Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TARTAN AQOONEEDKA ISKUULKA JAALLE SIYAAD











