Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 09-02-2023 (Episode-6)

65

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.
2- Axadda (ku celis)
 
Su’aasha TodobaadkanSidee lagu joojin karaa gudniinka dhibaatada leh ee lagu sameeyo gabdhaha?
Mahadsanidiin.
 

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA SOMA Episode-6)