Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud
Roob geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka da ay magaalada baxdo ee gobolka galguduud.
Roobka deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay qeybo ka...
Guddoomiyihii Balad-Xaawo Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay
Maamulka gobolka Gedo ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Beled-xaawo ee Gobokaas, iyada oo guddoomiye Cusub loo Magacaabay degmadaasi Beled-Xaawo.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha...
Kulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar
Kulankan lagu taageerayay Golaha Wasiirada dhowaan ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacay caasimadda Hirshabeelle...
Galmudug oo soo gudbisay xubnaha ku matelaya guddiga doorashooyinka
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo gudbiyay Xubnaha Galmudug ku matalaya...
Shiikh Shariif iyo Kheyre oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Ra‘iisul wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Nairobi...
BFS oo codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub ee R/Wasaare Rooble
Berri oo Sabti ah ayaa waxaa lagu wada in codka kalsoonida ay u qaadaan, xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, Xukuumadda Cusub ee la magacaabay.
Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa...
Koox hubeysan oo dad Shacab ah ku dilay Shabeellada Hoose
Koox hubeysan ayaa deegaanka Basra ee hoostaga gobolka Shabeellada Hoose waxa ay ku dileen dad shacab ahaa.
Dadka shacabka ah ee la dilay ayaa waxa...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha
Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha
Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa uu...