Jadwalka doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka oo la shaaciyay

0
Guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay lagu sheegay Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS)  2020/2021. Jadwalka...

Tirada dhimashada daadad ku dhuftay Jarmalka oo korortay

0
Tirada dadka ku dhintay daadadka ba’an oo ku dhuftay qaybo ka mid ah galbeedka Jarmalka ayaa gaartay 93, sida ay sheegeen masuuliyiinta maxalliga ah,...

Saraakiisha Haiti oo soo xiray Madaxii ugu sareeyay ee ammaanka Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.

0
Saraakiisha Dalka Haiti ayaa soo xiray Madaxii ugu sareeyay amaanka Aqalka Madaxtooyada Demetri Hirard si baaritaan loogu sameeyo kadib khaarijintii Madaxweyne Jofenel Moys. Afhayeen u...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlayo Arrimaha Amniga

0
Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadahadlay arrimaha amniga iyo iskaashiga labada dal.

0
Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliyo iyo Qatar, Maxamed Xuseen Rooble iyo Sheikh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala Taani ayaa xalay yeeshay wadahadal dhanka teleefoonka. Qoraal kooban...

Haween ay ku jiraan Soomaali oo ku dhibeysan dalka Libiya

0
Haween kasoo jeeda Wadamada Somalia, Nigeria iyo Syria oo da’doodi u dhaxeyso 14 ilaa 50 jir, gacantana ugu jira kooxaha Magafayasha dalka Libiya ayaa...

Mustafa Cagjar oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Itoobiya

0
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo...

Galmudug oo ka hadashay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay G.Mudug

0
Maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug ku leeyihiin agagaarka deegaanka...

Jubbaland “Doorashada Aqalka Sare waqtigeeda ayaan ku qabaneynaa

0
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in  25 bishaan ay qaban doonaan...

Farmaaajo Oo Dhigiisa Turkiga U Diray Farriin Ku Aaddan Maalinta Midnimada Iyo Dimuqraadiyadda Dalkaasi

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordugan, Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas Xuska Maalinta...

XULASHADA