Lafta gareen oo si adag ugu hadlay dadka laga soo masaafuriyay Laasacaanood

0
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen) ayaa si kulul uga hadlay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee Somaliland maalmihii  lasoo...

Hirshabeelle oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalayo

0
Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matali doono Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu soo gabogabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Labo kursi oo ka harsanaa Xildhaannada...

Nin horay kartoon uga sameeyay nabigeena N.N.K.H oo si fool xun ugu geeriyooday.

0
Nin u dhashay dalka Sweden oo horay u sameeyay kartoon uu ku aflagaadeenayo nabigeena Muxamed N.N.K.H ayaa si fool xun ugu geeriyooday shil gaari...

DFS oo ciidamo ka tirsan Haramcad ka dajisay Dhuusamareeb.

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dajisay Ciidamo ka tirsan Booliska gaarka ah ee Haramcad, kadib markii diyaarad xamuul ah ay ka...

MW Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Adis Ababa

0
Madaxweynaha somalia  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda caleemasaarka dhismaha...

RW Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u safray Qatar.

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u safray magaalada Doxa ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi...

Abiy Ahmed oo maanta loo dhaarinayo xilka hoggaamiyaha dalka Itoobiya oo markale ku guuleystay.

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa la filayaa in maanta loo dhaariyo xilka hoggaamiyaha dalkaas oo uu ku guuleystay ka dib doorashadii dhowaan ka...

RW Rooble oo ku wajahan dalka Qatar.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan dalka Qatar, kaddib markii uu Martiqaad rasmi...

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay.

0
Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bahda Waxbarashada ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore...

RW Rooble oo ka hadlay dadkii rayidka ahaa ee Somaliland kasoo musaafurisay Laascaanood.

0
Ra’iisul Wasaaraha XS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay boqolaalkii ruux ay Somaliland kasoo musaafurisay Magaalada Laascaanoor ee Gobolka Sool, isagoo nasiib darro ku...

XULASHADA