Kulan Looga Hadlay Ammaanka Oo Ka Dhacay Degmada Diinsoor

0
Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow oo ay Wehlinayaan Xubnaha kale ee Maamulka ah ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay Amniga...

Baarlamaanka Galmudug Oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Aqalka Sare

0
Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaasi, waxaana looga hadlay arrimo...

Lafta-Gareen “Musharraxiinta Is Hubeynaya Waxaan Ula Dagaallamaynaa Sida Al-Shabaab”

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed “Laftagareen” ayaa si kulul uga hadlay dad uu ku sheegay musharraxiin xilal raadinaya oo is hubeynaya. Laftagareen...

AKHRISO: Qodobada looga hadlay Shirka golaha wasiirada ee maanta

0
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed...

Madaxweyne ku-xageenka oo shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha Wasiirada Jubbaland “

0
Ugu horrayn Shirka ayaa lagaga hadlay arrimaha amaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubbaland, iyadoo Wasaaradda amniga laga dhagaystay faah faahin ku saabsan...

Madaxweynaha Puntland oo furey Shirka Madasha Bangiyada Islamiga ah

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Madaxweynaha...

Madaxweyne Deni Oo Soo Saaraya Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Puntland

0
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta soo saaro Liiska Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Puntland. Madaxweyne Deni...

Qoorqoor Oo Madaxtooyada Galmudug Ku Qaabilay Ku-Xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

Waqtiga Ay Ka Dhaceyso Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland Oo La Shaaciyay

0
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa daqiiqado kahor shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee Gobolada Waqooyi. Qoraal...

Akhriso:-Hirshabeelle Oo Magacaawday Guddiga Doorashada Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. 15-xubnood oo dhammaantood ka...

XULASHADA