Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada soomaaliyeed ee ku sugan Nairobi.

0
Ra’iisul Wasaaraha XS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya...

Galmudug oo billaawday diiwaan-gelinta musharixiinta Aqalka Sare

0
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka billaawday diiwaan-gelinta musharixiinta u tartameysa Aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir...

Kulan laga yeeshay amniga magaalada baladweyne.

0
Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid Mamulka iyo saraakiisha Ciidamada ku kala war qaadanayeen sida amniga loo adkeyn karo, maadaamaa magaalada ay ka mid...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga

0
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi Elvan oo ay ka...

Xukuumadda Oo Ka Warbixisay Socdaalka R/Wasaare Rooble Ku Joogo Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa gaaray magaalada Nairobi oo uu...

Baarlamaanka Galmudug Oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Aqalka Sare

0
Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Habraacyada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilakii Ka Qaaday Afar Guddoomiye Degmo

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii Goor dhow ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Gaaray Magaalada Nairobi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugnaa magaalada Mombasa ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Ra’iisul...

-Magacyada Senatorada Maamulka Puntland Ku Metalaya Aqalka Sare

0
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Senatorada Puntland ku metalaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

TPLF Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Gobolka Canfarta

0
Fallaagada ka dagaalanta waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa beenisay inay ka dambeysay weerar shaley lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta halkaas...

XULASHADA