Madaxweynayaasha Galmudug & KGS oo iska fogeeyay inay boobeen doorashada

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in mar walba ay maqlaan in doorashada ay boobeen, balse uu sheegay in...

Deni oo ka digay in la dhiso gole Siyaasadeed oo dalka u horseeda khalalaaso...

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xilligaan aysan jirin in dhinac looga leexdo doorashooyinka dalka ka socda, balse muhiim tahay in...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose

0
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxay Ka fuliyeen Deegaano ku yaalla gobolka Jubbadda Hoose. Deegaanada uu howlgalku ka dhacay...

Cali Guudlaawe Oo Guddoomiyay Shirka Wasiirada Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaad laha ee Golaha Wasiirada Dowlad GoboleedkaHirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Xukuumada warbixin...

Jubaland oo beenisay warar sheegaya in Dhuxul laga raray Dekedda kismaayo.

0
Maamulka Dekadda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo sheegaya in...

Shirka Wasiirada Howlaha Guud Ee Dalalka J/Carabta Oo Ka Furmay Iyo Somalia Oo Ka...

0
Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeenta ee Xukuumadda Federaalka Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Dalka Jordan uga qeyb galaya Kalfadhiga afaraad ee...

Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo baadi-goobaysa rag eedeysanayaal ah

0
Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa  Maxkamadda g/ banaadir ka  codsatay in ay soo  qabtaan yuusuf jaamac, axmed xaaji cali, iyo  liibaan xuseen kaarshe  ...

Villa Somaliya oo beenisay in Farmaajo Turkiga weeydiistay Diyaarado dagaal

0
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad Baraha Bulshada loogu hadal haayay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya siisay diyaarado nooca aan duuliyo laheyn ama...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo baaq u diray Hir-Shabeelle & Puntland

0
Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiino ayaa sheegay in howlaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka ay si dardar leh uga socdaan dalka,...

Guddiga maamulka Doorashooyinka Somaliland oo fuliyay amar kasoo baxay R/W Rooble.

0
Doorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho. Doorashadda maanta laqabtay ayaa xubnaha kusoo...

XULASHADA