Ciidamada Psf-ta oo la wareegay madaxtooyada Boosaaso.
Dagaal saacaado qaatay kadib waxaa Ciidanka gaarka ah ee PSF usuura gashay in ay la waregay Xaruntii Madaxtooyada Bosaaso iyo xarumo kale oo ay...
barnaamijka sama wade ee radio markabley
Kooxda argagixisada ah ee alshabaab waxeey Qarax ku weerartay Xarunta Iskuulka Mucaasir oo ku taalla Muqdisho labo todobaad ka hor
Iskuulkaas waxaa dhigta Boqolaal Caruur...
Soomaaliya iyo QM oo dalbaday Mallaayiin Dollar oo wax looga qabanayo abaaraha
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...
TPLF oo war ka soo saartay dagaalka ay dowladda Itoobiya kula jirto
Hogamiyaha ciidamada TPLF ee dowlada dagaalka kula jira in ka badan hal sano ayaa sheegay in uu amar ku siiyay ciidamadiisa inay isugu yimaadaan...
Madaxweynihi hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta soo garay Muqdisho.
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta mucaaradka ahna Madaxweynihi hore Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka aadan cade ee magaaladda muqdisho.
Shariif...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Beeniyey Inay Joojiyeen Doorashada Dalka
Waxaa dhowr daqiiqo kahor baraha Bulshada lagu faafiyey Warqad lagu sheegay inay kasoo baxday Guddiyada doorashooyinka heer Federaal iyo kuwa heer dowlad Goboleed laguna...
Booliska oo faah faahiyay Kiis ka dhacay Garoonka Aadan-Cadde
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeee ayaa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falkaas oo shalay ka dhacay Garoonka...
Munaasabada Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo maanta loo dabaal...
Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magalada Dhusamareb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmugu waxaana...
Madaxweeyne farmajo oo kulan Doceed la qatay Madaxweynaha Golaha madaxtooyada Liibiya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka Liibiya Maxamed...
RW Rooble oo sheegay inay xaliyaan cabashada laga qabo doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in mar walba ay soo gaarto cabasho la xiriirta Arrimaha doorashooyinka, taas oo uga timaada...

















