Xiisad dagaal oo caawa ka taagan Boosaaso

0
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa caawa laga dareemi Magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada. Labo kamid...

Jarmalka oo r/wasaare cusub yeelanaya 16 sanno kadib

0
Scholz ayaa loo dhaariyay maanta inuu noqdo hogaamiyaha dalka Jarmalka kadib markii ay is casishay Angala Markel oo dalkaas maamulaysay muddo 16 sanno ah. Xildhibaanada...

Diyaarad uu la socday talyaha guud ee Ciidamada Hindiya oo burburtay

0
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo uu la socday teliyaha ugu sareeya ciidamada Hindiya ayaa ku burburtsy gobolka Tamil Naaduu oo ku yaala...

Somaliland oo digniin u dirtay dadka ka qeyb gala siyaasadda Soomaaliya

0
mamnuucday dadka ku nool halkaas qeybgelka arrimaha siyaasadda Soomaaliya, sida laga soo xigtay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha. Somaliland waxay sheegtay in tallaabo adag laga...

Khilaafka U Dhexeeya Dhinacyada Doorashada Golaha Shacabka Ee Somaliland Oo Cirka Isku Sii Shareeray

0
Iyadoo ay soo baxayaan khilaafyo hoose oo u dhexeeya dhinacyada ku lugta leh doorashada Golaha shacabka ee Gobolada waqooyi, ayaa waxaa cirka isku sii...

Guddiga Doorashada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Shaaciyay Magacyada Oday Dhaqameedka Soo Xulaya Ergada

0
Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada dooraneysa illaa shan kursi...

Abiy Ahmed oo ku hanjabay inuu cagta marinayo kooxda TPLF

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ‘dhawaan cagta la marinayo cadowga’ xilli uu shaaciyay in ciidamada militeriga ay TPLF dib uga qabsadeen...

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

imaaraadka Carabta u fadhiya dalka kala hadlay Abaaraha kajira Soomaaliya.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada faderaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman Ra’iisul Wasaaraha iyo...

Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay xaaskiisa iyo 5 ruux kale.

0
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa shalay toogasho ku dilay shan qof oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kahor inta aanu...

XULASHADA