Mucaaradka oo war ka soo saaray shirka uu iclaamiyay R/wasaare Rooble

0
Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirka uu Iclaamiyay RW Rooble, kaasi oo dhawaan la filayo inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray sugida Amniga doorashooyinka

0
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland kaas oo maanta looga hadlayey ajandayaal dhowr...

R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday IGAD

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta ee IGAD...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda

0
Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidanka Nabad sugidda ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan magaalo Jowhar. Sedaxda xubnood ee isku...

Taliska PSF oo aqbalay xabad joojintii ay ku baaqeen Odayaasha dhaqanka

0
Taliska Ciidanka PSF ee diidday xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay aqbaleen dadaallada nabadeed ee ay waddaan Odayaasha dhaqanka...

Soomaaliya & Talyaaniga oo Heshiis Cusub kala saxiixday

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis...

PSF oo war ka soo saartay dagaalka Boosaaso

0
Saraakiisha Ciidamada Hay’adda PSF ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ilaa Maanta ay Magaalada Boosaaso kula galeen Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha Puntland, kaas oo...

Maryan Xirsi oo u geeriyootay Dhaawac ay ugeeysteen Askar ka tirsan Dowlada

0
Maryan Maxamed Xirsi ayaa u geeriyootay Rasaas ay ku fureen todobaad ka hor  Ciidamo ka tirsan Dowlada,iyadoona ku geeriyootay Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho oo...

Cumar filish oo kulan la qaaray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka...

Askari dilay dad Shacab ah oo Maanta dil toogasho lagu fuliyay

0
Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ah ku filisey dable NISA Maxamed Cali Xuseen oo bishii aynu...

XULASHADA