Taaliban oo beenisay warar laga faafiyay
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Afgaanistaan ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi oo sheegayay in Qaramada Midoobay ay wasaaradda u yaboohday lacag dhan 6...
RW Rooble oo sheegay in ay jiraan dad carqaladeynaya Doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay jiraan dad doonaya in ay caarqaladeeyaan Doorashada Golaha Shacabka, kuwaasi oo ku howlan sidii...
Goobaha Ganacsiga ee Boosaaso oo maanta dib loo furay
Magaalada Boosaaso oo ay maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd xaalad kacsanaan ah ayaa maaanta deggan waxaana dhaqan galay xabbad joojin la dhex dhigay...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo wuxuu ku hawlanyahay dagaal ka dhan ah Rooble
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in maalmahan uu ku howlan yahay abaabul ciidan iyo dagaal oo ka dhan...
Itoobiya oo sheegtay inaysan diyaar u aheyn in ay hawlgal millatari ka sameeyso gobolka...
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Redwan Xuseen ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan daneyneynin in ay gobolka Tigray ka bilowdo howlgal si ay u...
Farmaajo oo xariga ka jaray xarunta urur goboleedka IGAD ee La-socodka Cimilada
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray Xarunta...
Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay shirka uu iclaamiyay R/wasaare Rooble
-War saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu soo dhaweeyay qorshaha lagu qabanayo kulan ka fool ka fool oo ay isku arki doonaan...
Shirka golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay doorashooyinka iyo amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin...
Agaasimihii hore ee PSF oo sheegay in Puntland ay ka baxday xabad joojinta
War qoraal ah oo ka soo baxay agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF ayaa iyaguna eedeyn kulul u jeediyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland,...
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka 2022 oo gaaraysa $30,000,000 oo...


















