Booliska Gobolka Bari oo qabtay Gaari waday Hub saanadda ciidan.

0
Muqdisho-KNN-Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland, ayaa Boosaaso ku qabtay gaari lagu soo qariyay badan. Booliska gobolka bari ayaa shegay in Gaariga ay...

Xukuumadda oo faah faahisay Shirka Golaha wadatashiga Qaran

0
Waxaa maalintii labaad galay shirka Golaha Wadatashiga Qaran  ee ka socda magaalada Muqdisho uuna guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Shirka oo shalay...

Puntland oo wado dadaalo lagu doonayo in lagu xaliyo dagaalo ka dhacay sool.

0
Waxaa gobolka sool ka socdo dadaalo lagu doonayo in lagu xaliyo dagaal beleedyo u dhaxeeyo labo maleeshiyo beleed oo ka dhacay degaanka Saax-maygaag halkaasi...

Xaaladda magaalada Beledweyne oo maanta degan.

0
Iyadoo malmihii lasoo dhafay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ka taagneed xiisad u dhaxeeyo ciidanka Dowladda iyo Ciidan uu hogaamiyo Sargaal lagu...

Xukuumadda Soomaaliya & Hay’adda WPF oo heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya, Elkhidir Daluum,iyagoo...

Golaha wadatashiga Qaranka oo kulan la qaatay xubnaha ka socday mucaaradka.

0
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Midowga Musharraxiinta oo uu...

Dibadbaxyo rabshado wata oo ka bilowday dalka Sudan.

0
Kumanaan ruux ayaa iskugu soo baxay caasimada Sudan ee Khartuum saacado kadib markii uu is casilay r/wasaarihii dalkaaas Cabdalla Xamduuk. Dadka isku baxay oo wata boorar ka...

Maxaa Diiradda Lagu Saarayaa Shirka Maanta Muqdisho Ka Furmay?

0
Magaalada Muqdishu waxaa ka furmay maanta shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qaybgalayaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Shirkan waxaa shir guddoominaya Ra’iisul...

Al Shabaab oo ugu yaraan lix qof ku dilay Kenya.

0
Ugu yaraan lix qof ayaa dabley looga shakisan yahay Al-shabaab ku dileen deegaan xeebeedka Lamu ee dalka Kenya, waxayna sidoo kale dab qabadsiiyeen xaafado...

Daacish oo weerar khasaare geystay ku qaaday xero ay degenyihiin ciidamo Syrian ah.

0
Inta la xaqiijiyay 5 askari ayaa ku naf waayay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ururka hubeysan ee Daacish ku qaaday xero ay deganyihiin ciidamada...

XULASHADA