Xasan Sheekh” Farmaajo ayaa caqabad ku ah doorashada”

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah Midowga Musharrixiinta ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isaga oo weerar Afka ah ku qaaday...

Maxaa ka soo baxay shirkii ay yeesheen Rooble iyo Beesha Caalamka?.

0
’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka kaas oo ay ka...

Somali intellectual oo Deeq Raashin ah gaarsiiyey Barakacayaal ku dhibaateysan duleedka Baardheere.

0
Somali intellectual oo Deeq Raashin ah gaarsiiyey Barakacayaal ku dhibaateysan duleedka Baardheere. Deeq Raashin ah ayaa la gaarsiiyey Qaar ka mid ah dadka ay abaartu...

Maxay Ka Wada Hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Ururrada Bulshada Rayidka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu hoggaaminayo...

Baarlamaanka Galmudug oo meelmariyay degmo cusub

0
Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii Caadiga ahay, waxaana shir gudoominaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka ayna ku wehlinayeen labada Gudoomiye ku xigeen Ajandaha kulanka Maanta Sabti...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in uu socdo abaabul ka dhan ah Rooble

0
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa ka degay in lagu dhiirado sumcad dilka Ra’iisul Wasaaraha. Al- Cadaalla ayaa sheegay in tilaabo laga...

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo xilka laga qaaday

0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa la xaqiijiyay in xilka laga qaaday ka dib markii goor dhow ay kulan yeesheen xubno...

Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubaland oo qarax lagu dilay

0
Magaalada Kisaamyo, sarkaal ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa maanta ku dhintay qarax loogu xiray baabuurkiisa. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa sheegay in sarkaalka uu kasoo...

Wasaaradda Shaqada oo Digniin culus u dirtay shaqaalaha rayidka ee Dowladda.

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullahi...

Saciid Deni ayaa la kulmay wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  Madaxtooyada Puntland  ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Madaxweynihii hore ee Puntland Sanatar  Cabdiraxmaan...

XULASHADA