Ciidamada Itoobiya oo xir xiray Kumanaan Ruux oo kasoo jeeda Tigray

0
Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa si aan sharciga waafaqsanayn u xiray kumannaan qof oo ka soo jeeda qowmiyadda Tigray ee dhawaan laga soo tarxiilay Sacuudiga,...

Golaha Wadatashiga oo kulan la yeeshay Wakiilo ka socda Bulshada Rayidka

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa weli waxaa uu ka socdaa Xarunta teendhada Afisiyooni ee...

Booliska Puntland oo xabsiga dhigay dad ku eedeysan barakicinta shacabka Boosaaso

0
Taliyaha Booliiska Gobolka Bari ee maamulka Puntland, G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la xiray qaar kamid ah wadayaasha...

Wasiirka gaadiidka XFS oo beeniyay in la wareejiyay Maamulka hawadda.

0
Duran Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka XFS ayaa manta si rasmi ah u beeniyay war lagu faafiyay baraha bulshada lana xariiray in Maamulka hawadda Dalka....

Maamulka Dhuusamareeb oo faah faahiyay khasaaraha dagaalkii dhacay.

0
Guddoomiyaha Maamulka Caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb oo ay garab taagnaayeen Saraakiisha Ciidamada amniga ayaa war kasoo saaray iska hor imaad shalay dhex marey ciidamada...

Wareysi>Dad ka badan ilaa 2600 oo ruux ayaa Adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah...

0
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa dhowaan waxaa lagu soo gabagabeeyey Mashruuc Adeeg caafimaad oo lacag la,aan ,kaasi oo soconayey muddo Bil ah...

Mucaaradka oo ku taliyay in dib loogu laabto doorashada kuraasta qaar ee lagu muransan...

0
Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray talo soo jeedintooda ku aadan sixitaanka doorashada Soomaaliya, iyagoo ku taliyay in lagu laabto dhamaan doorashooyinkii dhacay,...

James Swan “Golaha wadatashiga qaran waa awoodda ugu weyn ee dhaqaajineysa hanaanka doorashadda”

0
Wakiilka gaarka ah ee Qaranada midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, sheegay inay taageerayaan shirka golaha wadatashiga qaran oo maalinkii labaad ka socda muqdisho....

Dagaalo u dhaxeeyo TPLF Ciidanka itoopiya oo mar kale ka bilaawday dalkaasi.

0
Dagaallo culus oo udhaxeeyo xogagga TPLF-ta iyo Dowladda dhexe ee Federalka itoopiya ayaa mar kale ka bilaawday dalkaasi gaar ahaan dhanka xuduudka Sudan. Waxaana haatan...

Xukun lagu riday Askar Muqdisho ku dishay Wiil & Gabar Walaalo ah

0
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay xukun ku riday laba Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda,...

XULASHADA