Kenya oo sheegtay inay feejignaan dheeri ah ka gashay weerarada Al-Sbabaab

0
Dowladda Kenya ayaa si aad ah u adkaysay ammaankeeda, iyadoo la tacaalaysa weerar kasta oo ay qorsheynayaan Ururka Al-Shabaab bishan. Saraakiisha arrintan ka warhaya ayaa...

Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Boosaaso

0
Taliyaha Qeybta Booliska gobalka bari G/Sare C/qaadir Jaamac Dirir ayaa shir gudoomiyey shirka amniga gobalka bari , kaas oo manata diirada lagu sarey ,...

Axmed Karaash oo xabad joojin kala dhex dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay Sool

0
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag, ayaa dadaal ku bixiyay nabadeynta beelo walaalo...

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

0
Ururka 4aad Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan kafuliyey degaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Saraakiisha Ciidanka DANAB ayaa...

Maxaa looga hadlay shirka golaha wadatashiga Qaranka?

0
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin waxaa uu ka baxay qodobada ay maanta shirka ugu doodeen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran,...

Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay wadanka Koonfur Afrika.

0
Muqdisho-KNN-2 Muwaadin Oo Soomaali Ah Ayaa Xalay Siyaabooyin Kala Duwan Loogu Dilay Gobolada Gauteng Iyo Mpumalanga Ee Dalka Koonfur Afrika. Osmaan Adan Ahmed Ayaa lagu...

Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo looga yeeray xarunta dambi baarista

0
Waxaa xarunta dambi baarista ee magaalada Hargeysa looga yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaa markii uu tegayay xarunta CID-da la socday...

Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika oo iscasilay

0
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib in ka badan 9 bilood oo uu...

Xubin ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka

0
Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Al-Shabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey...

Xukuumadda oo faahfaahin ka bixisay shirka golaha wadatashiga qaran ee galay maalinkii 3aad

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, iyadoo maanta Goluhu la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka. Shirka oo looga dooday...

XULASHADA