Kenya oo ka digtay weeraro kaga yimaada Al-shabaab
Sida ay baahiyeen warbaahinta Kenya, dowladda Kenya ayaa adkaysa ammaanka dalkeeda, ka dib markii ay kordheen weerarada ay Al-shabaab ka gaysanayaan wadankaasi.
Laamaha ammaanka Kenya...
Golaha Wadatashiga Qaranka oo la filayo in ay caawa kulmaan
Waxaa caawa lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan Madaxda Golaha Wadashiga Qaran ee ka kooban Ra’iisul wasaaraha, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo...
Rooble oo ku dhawaaqay in Imaaraadka lagu wareejin doono lacagtii looga qaaday Garoonka Aadan-Cadda
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabta ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay, ayaa...
Puntland oo shir dib u heshiin ah u furtay beelo dagaalamay
Shir nabadeed ayaa deegaanka Saax-maygaag ee gobolka Sool maanta uga furmay Odoyaasha iyo wax-garadka laba bee oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay deegaankaasi.
Madaxweyne...
Abaabulka Bannaanbaxyo lagu kala taageerayo Farmaajo iyo Rooble oo socda
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda abaabulka kulamo dadweyne iyo banaanbaxyo iska hor jeeda oo lagu kala taageerayo Mw Farmaajo iyo RW Rooble oo...
Al-shabaab oo ka hadashay khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble.
Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble, isagoo khilaafkaan...
Saraakiil lagu eedeeyay Afgambigii Xafiiska RW Rooble oo loo yeeray si baaris loogu sameeyo.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasiirka Gaashaandhigga ayaa waxaa loo diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka waxaa uu kaga dalbaday in loo yeero...
Bandow lagu soo rogay magaalada Lamu.
Bandow habeenkii ah ayaa lagu soo rogay qeybo ka mid ah ismaamulka Lamu ee u dhow xadka ay wadaagan Somalia iyo Kenya, iyadoo ciidamada...
Booliiska Puntland oo xabsiga dhigay askar ka tirsan daraawiishta Puntland
Wararka ka imaanaya Magaalada Qardho ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska ay xabsiga u taxaabeen 13 askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland.
Askar ka tirsan...
DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Shabeellada Dhexe
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.
Howlgalka ayaa waxaa uu ka dhacay deeggaanka ,Gamboole ee...

















