Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay maqaaxi ku taala meel u dhow xerada...
Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka oo la shaaciyay
Guddiga qaban qaabada doorashada Gudooonka ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee heer federaal oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha.
Guddiga qaabilsan qabashada doorashada ayaa sheegay...
Qarax kale oo caawa ka dhacay Muqdisho
Qarax xooggan ayaa waxaa uu caawa ka dhacay agagaarka xaafada Tabakaaya Madow ee Degmada Dharkeenkey ee gobolka Banaadir.
Goobjoogayaal ayaaMARKABLEY u sheegay
in gaari ku xernaa...
Faahfaahino ka soo baxay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degmada Wadajir
Inta la xaqiijiyay 4 Qof ayaa ku geeriyootay, 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay...
Dowladda Oo Ingiriiska Kala Hadashay Ixtiraamka Madax-Bannaanida Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee...
Taliyaha Ciidanka Dhulka & Janeraal Xuud oo Is-agarad horudhac ah gaaray
Waxaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan gaar ahaan Xerada lamagalaay kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed...
Mahdi Guuleed & Wakiilka QM oo ka wada hadlay hirgelinta doorashooyinka
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, Jemis...
Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay doorashada kuraas ka mid ah golaha shacabka
Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas.
37 kursi oo Golaha Shacabka...
Xasan Sheikh “Waxaa Suurta Gal Ah In Dalku Uu Dib Ugu Laabto Dowlad Ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musaharax Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan ku jiro,iyadoo ay tahay waqti doorasho.
Xasan...
















