Doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baydhabo
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed, kuwaas...
Guddoomiye Muuse Geelle oo tagay goobta lagu qabanayo doorashada golaha shacabka ee Kismaayo
Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal iyo xubno ka tirsan guddiga ayaa kormeer ku geeyey Gudoomiyaha...
Gen Xuud oo uu la socda Gen Biixi oo maanta soo gaaray Muqdisho.
General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, Waxaana Safarkiisa qeyb ka ah Taliyaha Ciidanka lugta ee milatariga Soomaaliya General Maxamed...
Wasiir katirsan Xukuumadda Rooble oo cabasho ka muujiyay doorashada kursiga HOP166
Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa qoraal uu boggiisa Facebook soo dhigay waxa uu ku sheegay inuu...
Wasiir Jamaal oo u Jawaabay xildhibaankii waday dooddii aqoonsiga Somaliland.
Wasiirka Qorshaynta ee dowladda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa...
Tiro hoobiyaal ah oo caawa lagu garaacay Beledweyne
-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah caawa lagu garaacay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.
Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay maqaaxi ku taala meel u dhow xerada...
Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka oo la shaaciyay
Guddiga qaban qaabada doorashada Gudooonka ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee heer federaal oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha.
Guddiga qaabilsan qabashada doorashada ayaa sheegay...
Qarax kale oo caawa ka dhacay Muqdisho
Qarax xooggan ayaa waxaa uu caawa ka dhacay agagaarka xaafada Tabakaaya Madow ee Degmada Dharkeenkey ee gobolka Banaadir.
Goobjoogayaal ayaaMARKABLEY u sheegay
in gaari ku xernaa...
Faahfaahino ka soo baxay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degmada Wadajir
Inta la xaqiijiyay 4 Qof ayaa ku geeriyootay, 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen, kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay...

















