Maamulka Baardheere iyo Ururada Samafalka oo qeylo dhaan xooggan kasoo saaray abaaraha ka jira...

0
Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa qeylo dhaan abaareed oo xooggan soo saaray, ka dib shir maanta ka dhacay Xarunta Degmada...

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida oo ka digay in la siyaasadeeyo gurmadka Abaaraha

0
Xilli inta badan dhulka dowlad degaanka Soomaalida xilligaan laga soo sheegayo abaaro daran ayaa Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar wuxuu ka digay in...

Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo lagu doortay Muqdisho

0
Waxaa daqiiqo ka hor magaalada Muqdisho lagu doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka, kadib doorasho maanta ka dhacday teendhada Afisyooni ee Magaalada...

Barakacayaal hor leh oo soo gaarey Baardheere oo ka cabanaya xaalad nolol xumo.

0
Qoysaskani Barakacayaasha ah oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 300 oo qoys ayaa u badan qoysas haysta caruur aad u yar yar...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Beledweyne

0
Qaraxa oo ahaa miinada noica dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida lagula eegtay degaanka Ceeljaale ee duleedka Magaalada Beledweyne, waxaana ka...

Cidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameeyay Gobolka Sh/hoose

0
Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Howlgalo Qorsheysan Ka Sameeyeyay Gobolka Sh/Hoose. Howlgalkan Ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee Gor-Gor Waxey Ka Sameeyeen Tuulooyinka...

Kulan looga hadlay Abaaraha oo ka dhacay Baydhabo

0
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Abaaraha ka taagan maamulkaasi. Guddiga oo ka...

Madaxweyne Deni oo Boosaaso u tagaya xalinta Arrinta PSF

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la filayaa in todobaadka soo socda uu safar deg deg ah ku tago Magaalada Boosaaso...

FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE SACUUDIGA

0
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada  kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad. Danjire...

Galmudug oo Shir looga hadlayo Amniga ka furtay Cabudwaaq.

0
-Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa guddoomiyey shirka looga hadlayay Amniga kaa oo lagu qabtay Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Shirkan looga...

XULASHADA