Puntland oo xukuno kala duwan ku ridday Rag lagu eedeyay ka mid Ahaanshaha Al-shabaab.

0
Muqdisho-KNN-Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay ka tirsan yihiin argagixisada...

Waddan ka carooday in magaciisa lagu daray liis ay Soomaaliya ku jirto.

0
Dowladda Colombia ayaa ka carootay in waddankaas lagu daray liiska warbixinta Qaramada Midoobay ee 20 dal oo ay ka jirto “baahi daran”, sida ay...

Faah-faahino kasoo baxayo Qarax ka dhacay Marka.

0
Warark ka imaanayo Degmada eeGobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in Qarax xoogan uu ka dhacay iridka Hore Ee garaash lagu magacaabo cawale, Qaraxa ayaa...

Rooble oo kulamo ka wada Imaaraadka Carabta

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Shakhbout Bin Nahyaan, isiga oo kula kulmay Magaalada...

Kenya oo UK u gacan gelisay Soomaali loo heysto inay dilal geysteen

0
Kenya ayaa tarxiishay muwaadiniin u dhashay dalka Britain, kuwaasi oo loo haysatay dacwad dil ah oo ka geysteen dalkaasi Britain. War qoraal ah oo ka...

Rasaas xooggan oo laga maqlay madaxtooyada Guinea Bissau

0
Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlay agagaarka madaxtooyada dalkaas xilli ay shir ku jireen...

Doorashada Kuraas ka mid ah golaha shacabka oo Beri ka dhacaysa Muqdisho

0
Waxaa maalinta Beri oo Arbaca ah lagu wadaa in doorasho kuraas ka mid ah golaha dhacabka ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la kulmay Safiirka dowladda Sweden

0
Guddiga KMG Doorashooyinka  Puntland ayaa galabta ku qaabilay xaruntooda Garowe Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland. Kulankan ayaa looga hadlay Doorashooyinkii...

Puntand oo jaangoysay qiimaha Gaaska Cuntada ee laga cawday

0
Kadib kulan ay yeesheen Xubno katirsan Golaha Wasiirada Puntland iyo Ganacsatada keena Gaaska Cuntada si looga jawaabo cabashada dadweynaha ee ku saabsan kor u...

Dhimasho & iyo Dhawac ka dhashay dagaal galay malintii labaad oo ka socda Galmudug

0
-Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo Maleeshiyo Beeleed ayaa maalintii labaad ka socda degaanka Xeraale oo dhanka Galbeed ka xiga degmadda Balanbal ee Gobolka...

XULASHADA