Shir looga hadlayay Amniga oo ka qabsoomay Gobolka Gedo.
-Waxaa Degmada Baladxaawo ka dhacay kulan looga hadlayey sare u qaadida amniga degmada iyo deegaanada hoos yimaada waxaana shirkani ka qeyb galay Taliyaha Nabadsugida...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida oo soo dhaweeyay go,aankii golaha Wasiirada
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustaf Maxamed Cagjar ayaa soo dhoweeyay go’aankii looga noqday ee ONLF looga dhigay argagixisada iyo raali gelinta laga bixiyay falkii...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen
Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe ayaa Markale Ku Celiyay baaqiisa ku aadanaay isku gurmashada Dadka ay Abaaruhu saameyen Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle.
Madaxweynahu...
Madaxweynaha Jubbaland oo war kasoo saaray tilaabadii Xukuumadda Rooble
Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ay ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay horay Xukuumaddii hore...
Ciidamada Itoobiya oo qorsheynaya inay galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle
Milateriga Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay gudaha u galaan caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle, ayna “ka takhalusaan” xoogagga TPLF, sida uu sheegay sarkaal sare oo...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaannada shalay la doortay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Xildhibaanada cusub ee loo doortay shalay in ay Puntland ku metelaan...
Cumar Cabdirashiid oo si dag uga ka hadlay doorashadii shalay lagu qabtay Garoowe
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu su,aal geliyay doorashadii Golaha Shacabka...
Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi
uddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo dhawaan la filayo in Doorashaddooda la qabto.
Gudiga ayaa...
Golaha Wasiirada ka laabtay Go’aankii lagu dhiibay Cabdikariim Qalbi-dhagax
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka laabtay go’aan ay hore u gaareen oo qeexayay in ONLF ka howlgalla wadanka Itoobiya uu yahay urur Argagaxiso iyo...
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo lagu xannibay Garoonka Hargeysa
Madaxweynihii hore ee Galmudug, Axmed Du’caale Geelle Xaaf ayay Hay’adaha Ammaanka Somaliland ka hor istaageen in uu gudaha u galo magaalada Hargeysa.
Warar soo baxaya...


















