Mahdi Guuleed oo ka jawaabay hadalkii ka soo baxay Cabdi Xaashi iyo Boqor Buurmadow
R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa R/Wasaare Rooble ka raaligaliyey Hadalkii maanta kasoo yeeray Siyaasiin iyo Odayaasha dhaqanka ee gobalada...
Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...
Puntland oo sheegtay in ay qabatay Kooxo dil ka geystay Gaalkacyo
Saddex qof oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug, labo ka mid ahna yihiin saraakiil ciidan ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee...
Booliska Hirshabelle oo hawada ka saaray Idaacad ku taala Beledweyne
Ciidamo ka tirsan maamulka Hir-Shabelle ayaa maanta hawada ka saaray Idaacad maxali ah oo ku taala magaalada Beledweyne gobolka Hiiraan, taasi oo lagu magacaabo...
Mali oo hawadeeda ka celisay Diyaarad Militery
Mali ayaa diiday in diyaarad militari oo Jarmal ah oo ku sii jeeday Niger ay ka soo gudubto hawadeeda, sida ay xaqiijiyeen ciidamada cirka...
Itoobiya oo ka hadashay xiriirka Soomaaliya, ka dib booqashadii Muuse Biixi
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...
Kenya oo sheegtay in Al-shabaab qorsheynayso weeraro ka dhaca dalkaasi
Laamaha amaanka ismaamulka Kwale ee dalka Kenya ayaa heegan ku jira si ay uga hortagaan weeraro ay sheegen inuu kga soo wajahan yahay dhinaca...
Faah-faahino ka soo baxaya dilal ka dhacay Gaalkacyo
Taliska Booliiska Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay ku raad joogaan maleeshiyaad hubeysan laba dhalinyaro ah ku dilay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug.
Labadan...
Puntland oo faah faahisay halka ay mareyso Nabadeynta beelo dagaalamay
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Goleyaasha Xukuumadda ee Nabadeynta deegaamaynta Saax-meygaag iyo Sanga-jebiye Abuukate Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo ay...
Cabdi Xaashi & Boqor Buurmadow oo qaadacay doorashada Somalia eedeeyayna Rooble
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Boqor Cusman Ow Maxamuud Buurmadoow oo ay garab taagnaayeen Siyaasiyiinta Gibolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta sheegay...


















