Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Hal Ruux
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degaanka Buula-fuulaay ee Gobolka Baay waxaa ay ku toogteen Nin ay sheegeen in uu la Shaqeeynayay...
Lafta-gareen oo xil ka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyay Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirdda.
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed soomaaliya ayaa xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Xuno ka tirsan Golihisa Wasiiradda.
Lafta-gareen ayaa xil ka qaadis ugu horeeyntii...
Jabaan iyo Kuuriyada Koonfureed oo ka walaacsan Tijaabada Gantaaladda Kuuriyada Waqooyi.
Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa xaqiijiyay sidoo kalana ogaaday in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay gantaalo ballistic-ga kuwaa oo riddadoodu tahay mid dhexe loona yaqaano...
Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Galguduud
Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal dhaliyay khasaare kala duwan oo u dhaxeeyay...
Galmudug oo Shacisay Jadwalka Doorashada hal kursi.
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada iyo jadwalka Doorashada hal kursi oo ka mid ah kuraasta...
Shir Xubno ka socda DFS & Dowlad Goboleedyada uga socda Kismaayo
Waxaa Maalintii 3aad Shir uga socdaa magaalada Kismayo ee xaruunta Dowlad Goboleedka Jubaland ee Kismaayo Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed &...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid...
Doorashada lix Kuri ee Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar
Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Bir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxaa ay ku qabteen doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay Madaafiic Ciidamada AMISOM ku garaaceen Qoryooleey
Ciidamo katirsan kuwa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay tiro madaafiic ah ku garaaceen...
Qarax Miino oo ka dhacay Mandheera & Iyo khasaaro Kala duwan oo ka...
Wararka imaanayo Magaalada Mandheera ee Waqooyi bari Dalka Kenya ayaa ku waramayo in halkaasu uu saakay dhacay Qarax Miino oo dhaliyay Khasaaro Dhimasho iyo...


















