Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Lagu Doortay Magaalada Dhuusamareeb

0
Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug ayaa  qabtay Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga nambarkiisu...

Isbedel lagu sameeyay taliyeyaasha Saldhigyada degmooyinka Galmudug

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xillalkii ka qaaday taliyeyaasha Saldhigyada Shan kamid ah degmooyinka Maamulka Galmudug iyo saraakiil kale. Qoraal kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska...

Taliska Booliska Soomaaliya “ma dhici doonto in musharax xildhibaan loo ogalaado wax ka badan...

0
Taliska Booliska soomaaliya oo Maanta shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay Sababihii shalay looga hor istaagay in uu Baraawe u duulo Gudoomiye...

Mareykanka oo mar kale digniin adag u diray dhiggiisa Ruushka.

0
Aqalka Cad ayaa sheegay, in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu Sabtidii shalay u sheegay dhiggiisa Russia Vladimir Putin in duullaan uu Ruushku ku qaado...

Faransiiska oo guul ka sheegtay dagaal xoogan oo ka dhacay xadka ay wadaagaan Benin...

0
Faransiiska ayaa sheegay in ciidamadooda ay dileen afartan dagaalyahan oo dhawaan weeraro ka geystay xadka u dhaxeeya Benin iyo Burkina Faso. Sagaal qof oo...

Koofur Galbeed oo amar dul dhigtay Musharixiinta u tartameysa Golaha Shacabka

0
Wasaaradda Amniga Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saartay amar ku socda Musharixiinta u tartameysta kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan Doorashadooda tahay maamulkaasi. WarSaxaafadeed ka soo...

Ciidanka Gorgor oo degaano la wareegay

0
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor-Gor ayaa howlgallo culus ka sameeyay degaano katirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku...

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika dhaawac ay Burcad hubeysan ugu geysteen u geeriyooday Aadan Nuur Afrax oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi...

Jubbaland oo soo bandhigtay caqabadaha hor-taagan Doorasho ka dhacda Garbahaarey

0
WarSaxaafadeed ay ka soo saareen Shir laba maalin ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Xubnaha Golaha Wasiirada iyo kuwa Baarlamaanka Jubbaland ee ka soo jeeda...

Cabdiweli Muudey “Maamulka Koofur Galbeed ayaa iga celiyay Safarkeyka Baraawe”

0
Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in maamulka Koofur Galbeed ay ka hor istaageen in uu tago...

XULASHADA