Maxkamadda Ciidamadda Dowladda oo xukun ku riday askari horay Dil u geeystay.
-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun Dil ah ku Riday Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo August 17-Keedii 2019 Dilay Marxuum Maxamed Cawil Jaamac oo ahaa Bajaajle.
Dilka...
Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka billaabatay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta musharrixiinta 13 kursi ee Golaha Shacabka, kuwaas...
Maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida oo sheegay in ay fashiliyeen Afgembi
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ay ka hortageen isku day Afgambi kaasi oo la doonayay in xukunka looga tuuro Madaxweyne Mustafe Cagjar.
War-saxaafadeed...
Qarax ay ku geeriyoodeen dad shacab ah oo ka dhacay Jowhar.
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino uu haleelay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo maraysay nawaaxiga garoonka diyaaradaha...
Ciidanka DANAB oo howlgal ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan ururka 4-aad Guutada 16-aad ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyey Agagaarka Deegaanka torotorow ee Gobolka...
Dad abaar darteed ugu geeriyooday Soomaliya
Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa warbixin ay daabacday waxay ku sheegtay in haweeney iyo labo carruur ah ay gaajo ugu geeriyoodeen gudaha Soomaaiya, iyadoo...
DFS oo Arrimaha Abaaraha kala hadashay Hay’adda UNHCR
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya...
Madaxweynaha Turkiga oo booqanaya Imaaraadka Carabta markii ugu horeysay.
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagaya magaalada Abu Dhabi ee xarunta isutaga Imaaraadka Carabta.
Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan,...
DF Soomaaliya oo Gaargaarkii u horreeyay gaarsiisay Gobolka Hiiraan
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledwayne gaar siisay deeq raashin ah, taasi oo loogu talagalay in wax looga qabto abaaraha ka taagan Gobolka Hiiraan.
Wasiirka...
Maxeey tahay Sababta Cali yare Cali looga hor istaagay in uu ja duulo Garoonka...
Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa maanta laga celiyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Cali Yare iyo ciidan uu...


















