Shirka xiriirinta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo Maanta qabsoomay
Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti), waxaana maanta warbixin loogu dhageystay...
Cali guudlaawe oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga degaanada Hi-shabelle
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Dowladda Hirshabeelle.
Shirka oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada...
Dhaawaca Afhayeenka Xukumadda oo loo qaaday Turkiga
Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maalintii Axadii ku dhaawacmay qarax lala beegsaday ayaa galabta loo qaaday dalka Turkiga si loogu soo dabiibiyo.
Xafiiska...
Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Lacag loogu talagalay dadka at Abaarahu...
Muqdisho-KNN-Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen
Wasiirka arrimaha Afrika ee...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari oo Isimada kala hadlay Arrinta Boosaaso
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee Cabdirisaaq...
Janeraal Xuud oo ku dhawaaqay wada-hadal uu la galayo Dowladda Soomaaliya
Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa...
Madaxweynihii hore ee Mali oo geeriyooday
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mali, Ibrahim Boubacar Keïta, ayaa geeriyooday isagoo 76 jir ah, sida ay sheegeen qoyskiisa.
Sanadkii la soo dhaafay ayaa waxaa...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda
Waxaa la sheegay inay aad u fiican tahay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Macalimoow oo qarax Ismiidaamin ah lala beegsaday Gaari uu...
Shir looga hadlay Amniga oo ka dhacay Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xajaar ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay Amniga, kaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka...
Shabaab oo la wareegay degaanka Cadakibir
Ururka Al-Shabaaba ayaa galabta gudaha u galay deeganka Cadakibir ee gobolka Galgaduud.
Dagaalamayaal Alshabaab ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay deeganka Cadakibir.
Sidda ay...


















