Safiirka Cusub ee Somalia ee dalka Sweden oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqorka Sweden, Boqor Carl XVI Gustaf, iyadoo...
Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka oo gaaray Baraawe.
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana garoonka diyaaradaha Baraawe ku soo...
Cumar Filish oo dadka Muqdisho uga digay isticmaalka maandooriyaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay doorka ay dhallinyarada...
Xal u raadinta dhinacyadii ku dagalaamay degaanka Haraale oo billowday
Kullan ballaaran oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Haraale oo hoostaga degmada Balan-balle ee Gobolka Galgaduud ayaa...
Xubno kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo maanta Jowhar lagu doortay
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle SEIT oo qabtay tartanka kuraasta tirsigiisu yahay HOP#115 iyo Hop#070 ayaa shaciyay Natiijada Hordhaca ah ee labafaasi kursi.
Gudigg ayaa ugu...
Guudlaawe oo shir gudoomiyay kulanka looga hadlayo amniga.
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle ayaa shir Gudoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga Degaanada iyo Degmooyinka Maamulka Hirshabelle kaa oo ka dhacay Magaalada...
Axmed madoobe oo Qaabilay wafdi ka socday Hay’ada IOM.
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...
Midowga Afrika oo hakiyey dood ku saabsaneyd in Israa’iil lagala noqdo aqoonsiga
Ururka Midowga Africa, ayaa cambaareeyey afgambiyada dhowaan ka dhacey qaaradda.
Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa...
Maraykanka Oo Helay Xog Cusub Oo Ku Aadan Duulaanka Ruushka Ee Ukraine
Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay ka digeen in haddii duulaan toos ah uu Ruushka ku qaado dalka Ukraine uu...
Farmaajo Oo Magaalada Addis Ababa Kula Kulmay Madaxweynaha Saambiya
Madaxweynaha somaliya axamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha...


















