Mahad Salaad oo markale loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

0
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa markale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee BFS , waxaa uuna u tartamayay kursiga tirsigiisu uu yahay Hop147,...

Ciidamo Boolis ah oo dagaal ku dilay Taliyaha Saldhiga Booliska Beledweyne.

0
Taliyaha Saldhigga ciidamada booliska Magaalada Beladweyne Laba Xidigle Maxamed Xuseen Maxamuud Duur-jooge ayaa goordhow ku geeriyooday dagaal afafka hore ee Saldhigga ku dhaxmaray ciidamada...

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?

0
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Madaxweynaha ayaa golaha warbixin ka siiyay...

Deni oo guddoomiyay Shirka golaha wasiirada Puntland.

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Kordhinta Mushaharaadka Shaqaalaha, Ansixinta...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan sameeyay

0
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee Guutada 7-aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,...

7 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Magaalada Muqdisho

0
Doorashada kuraasta 7 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi Somaliland ayaa Maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Dugsiga tababarka Ciidanka...

Galmudug oo shaacisay kuraas lagu dooranayo Magaalada Gaalkacyo

0
Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta degaan doorashada...

Odayaasha soo xulaya kuraas uu ku jiro Fahad Yaasìin oo la shaaciyay

0
Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo uu ku jiro Kursiga #HOP086. Kursiga #HOP086 oo uu...

Doorashada golaha Shacabka oo lagu soo gabagabeeyay Baraawe.

0
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka socotay magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Xubnaha...

Wasiirkii qorsheynta Galmudug” Qoorqoor Aragti kama laha cidda uu madaxweynaha Soomaaliya la rabo”

0
Wasiirka qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Cilmi ayaa iska casilay xilkaas, islamarkaasna ka tanaasulay musharaxnimadiisii kursiga tirsigiisu yahay 147, kadib marii wasiirka uu sheegay in kursiga...

XULASHADA