Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Hiiraan
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka...
Shirka Xeer ilaalinta dalka oo maanta ka furmay Muqdisho
Shiranka sanadlaha ah ee Xeer ilaalinta dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, kaasi oo socon doona muddo labba maalin ah.
Furitaanka...
Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay madaxda siyaasadda Soomaaliya.
Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu xayiraad dhanka socdaalka ah kusoo rogay shakhsiyaas Soomaali ah, oo ay...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta degmada Baraawe oo ah Goobta degaan doorashada labaad ku qabtay doorashada kuraas...
Axmed madoobe “waxaan ugu baaqayaa dhamaan hay’adaha gargaarka inay taageero ka gaystaan gurmadka aan...
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland axmad Maxamad Islaam ayaa ka hadlay Abaaraha ka jira Degaanada iyo degmooyinka Maamulka Jubbaland.
Madaxweyne ayaa shegay in Guud ahaan Jubaland ...
Koox fallaago ah oo 160 Ruux ku dishay Itoobiya
Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay koox fallaago ah inay dileen in ka badan 160 qof oo rayid ah islamarkaana 87...
Madaxweyne ku-xigeenka Putland oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Q M.
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid...
QM oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaarta kajira Soomaaliya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ayaa sheegtay in dad lagu qiyaasay 4.3 milyan oo qof ay saameeyeen abaarta ba’an ee ka jirta...
Kooxo hubeysan oo Nabadoon ku dilay Beledweyne
Allaha u Naxariistee waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka Baladweyne.
Nabadoonka ayaa lagu dilay Xaafada Buundo...
Xukuumadda Somaliya oo Hay’adda IOM kala hadashay xal u helida Abaaraha
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga ah...


















