Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey oo loo diiday in uu tago Baraawe
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa loo diiday in uu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde, isaga oo kusii jeeday...
Qoorqoor oo kursigii Aqalka Sare u xiray Wasiirkiisa Maaliyadda
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta kursigii aqalka Sare ee uu horay iskaga casilay Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey.
Qoorqoor ayaa...
Ruushka oo eedeyn u jeediyay Mareykanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku eedeeyay Maraykanka inuu doonayo inuu colaad ka huriyo Ukraine, wuxuuna ku eedeeyay Washington inay wado...
Xilliga laga cabsi qabo inuu Ruushka weeraro Ukraine oo la shaaciyay
La-taliyaha amniga qaranka ee Maraykanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay hadda diyaar u yihiin “duulaan milateri oo ballaaran” hadalkaas oo u...
Maleeshiyo beeleed toogasho ku dilay haweenay Xaamilo aheyd
Haweeney Xaamilo Aheyd ayaa Aano Qabiil shalay Loogu Dilay Degaanka Kaxandhaale Ka Tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana sidoo kale la dhaawacay mid kale.
Allaha u naxariistee...
Xubin ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka
Cusmaan Abii Bakar Maadey oo Magaciisa Afgarashada uu Yahay (Cabdullahi ) oo ka tirsanaa Alshabab ayaa Maanta isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Safiirka Mareykanka?
Ra’iisul Wasaararaha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulan la qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre.
Kulanka ayaa waxaa looga...
Galmudug oo shaacisay liiska Xubnaha soo xulaya Ergada 3 Kursi
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya Ergada saddex kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan Doorashadoodu tahay Galmudug.
Kuraasta...
Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Saraakiishii kacdoonka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale.
Korneylka...
Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Shiinaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda...


















