Koofur Galbeed oo amar dul dhigtay Musharixiinta u tartameysa Golaha Shacabka

0
Wasaaradda Amniga Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saartay amar ku socda Musharixiinta u tartameysta kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan Doorashadooda tahay maamulkaasi. WarSaxaafadeed ka soo...

Ciidanka Gorgor oo degaano la wareegay

0
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gor-Gor ayaa howlgallo culus ka sameeyay degaano katirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku...

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika dhaawac ay Burcad hubeysan ugu geysteen u geeriyooday Aadan Nuur Afrax oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi...

Jubbaland oo soo bandhigtay caqabadaha hor-taagan Doorasho ka dhacda Garbahaarey

0
WarSaxaafadeed ay ka soo saareen Shir laba maalin ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Xubnaha Golaha Wasiirada iyo kuwa Baarlamaanka Jubbaland ee ka soo jeeda...

Cabdiweli Muudey “Maamulka Koofur Galbeed ayaa iga celiyay Safarkeyka Baraawe”

0
Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in maamulka Koofur Galbeed ay ka hor istaageen in uu tago...

Bajaajleyda Garoowe oo dhigay banaanbax cabasho ah

0
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maanta dibadbax ka dhan ah Maamulka Puntland  ka dhigay qaar kamid ah wadayaasha Mooto  Bajaajta ee ka howlgalla...

Cabdikariim Faarax Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.

0
Waxaa Allaha unaxariistee goor dhaw magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku geeriyooday Abwaan Cabdikarin Faarax Jiir oo ahaa mulaxamiiste aad loo yaqiin. Abwaanka ayaa maalmihii...

Maxaaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiirada Hir-shabeelle oo maanta ka qabsoomay Beledweyne?

0
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa looga hadlay...

Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi

0
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee beelaha Soomaalilaan oo...

Ciidamo kala taabacsan Laba Musharax oo ku dagaalamay Dhuusamareeb.

0
-Isku dhacyo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay xaafad katirsan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana la sheegay in ay u...

XULASHADA