Dowladda Soomaaliya oo Farriin u dirtay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Ukraine

0
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka ugu baaqday inay lasoo Xidhiidhaan safaaradaha Soomaaliya ee Biljamka iyo Jermalka. “Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Dowladda oo sheegay in ay dileen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

0
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandooska ayaa sheegay in ay dileen dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Saraakiisha...

Miletiriga Ruushka oo ku sii siqaya Caasimada Ukraine

0
Dagaalka uu Militeriga Ruushka ku qaadeen wadanka Ukraine ayaa ku sii siqaya caasimada Kieve, iyadoo dhowr qarax laga maqlay Gudaha Caasimada sida uu sheeqay...

RW Rooble oo ka hadlay Xildhibaannada Maanta lagu doortay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Banaadiriga ee maanta lagu doortay Muqdisho, waxuuna u rajeeyay in uu Eebbe...

Golaha Wadatashiga oo markale muddeeyay Doorashada Golaha Shacabka

0
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka kooban Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa markale muddeeyay Doorashada...

Musharrax Daahir Geelle oo cadeeyay mowqifkiisa dib u dhisigta doorashooyinka

0
Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa noqday musharrixii ugu horreeyay ee cadeeya mowqifkiisa ku aadan go’aanka Golaha wadatashiga ay dib ugu dhigeen dhameystirka...

Muqdisho iyo Dhuusamareeb oo maanta lagu doortay Xildhibaano cusub

0
Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb ka Doorashada kuraas kamid ah Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay...

Booliiska Mareykanka oo xiray nin ku eedeysan dilka Imaam Maxamed Xasan

0
Hay’addaha Ammaanka ee Mareykanka oo waday howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dil loo geystay dhammaadkii bishii Decembar loo geystay Imaam Maxamed...

Goobaha ganacsiga Magaalada Jowhar oo Maalintii labaad xiran

0
Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa waxaa Maanta xiran Goobaha ganacsiga magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, taas oo saameyn ku yeelatay Bulshada...

Soomaaliya & Masar oo heshiis kala saxiixday

0
Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo uu wehliyo Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta...

XULASHADA