DEG-DEG:- Ciidamada Ukraine oo dib ula wareegay gacanta ku heynta Magaalada Kharkiv.

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Ukraine ay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada muhiimka ah ee Kharkiv, sida laga soo xigtay...

Doorashada lix kursi oo ka mid ah kuwa Golaha Shacabka oo ka dhacday Beledwayne

0
-Guddiga Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta  deegaan doorashada 2-aad ee maamulkaas ku qabtay doorashada 6-kursi oo ka mid ah kuwa Aqalka Hoose ee Baarlamaanka...

Cumar Filish oo amar duldhigay Guddoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir.

0
Guddoomiya Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), waxaa uu maanta kormeer ku tagay xarumo ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro...

QM oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle loogu tala galay abaaraha

0
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa meelmarisay lacag dhan 25 milyan oo doolar oo loogu tala galay abaaraha ku dhuftay Soomaaliya. Mr Adam Abdelmoula,...

Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi

0
Dowladda Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo Soomaaliya ku qabatay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkaan ayaa...

AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada golaha Shacabka iyo tirada xildhibaanada la doortay

0
Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota qaar ka mid ah caasimadda maamul gobooleedyadda, iyadoona sidoo kale Koonfur Galbeed noqotay maamulkii ugu horreeyay ee...

Wararkii u dambeeyay ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine

0
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Ciidamadeeda ay dib u billaabeen Howlgalka dhinaca lugta ee ay ka wadaan Magaalooyinka Ukraine, ka dib markii Xukumadda Ukraine...

Midowga Afrika oo ku baaqay xabbad joojin degdeg ah oo dhexmarta Ruushka iyo Ukraine

0
Midowga Afrika ayaa ku booriyay Ruushka iyo Ukraine inay sameeyaan xabbad joojin degdeg ah oo ay furaan wada xaajoodyo siyaasadeed oo aan dib u...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo war kasoo saaray kursigii uu ku fadhiyay Wasiirka Batroolka

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa  muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursi lamber HOP#045. Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu...

Haweeney Gabar Ay Dhashay Ceejo Ugu Dishay Magaalada Muqdisho

0
Waxaa xaafad ka tirsan degmada Wadajir Gobolkaan Banaadir ka dhacday dhacdo Argagax leh oo dad badan murug ku beertay, kadib markii Haweeney ay gabar...

XULASHADA