Puntland oo qabaneysa Shir lagu heshiisiinayo Beelo dagaalamay
Todobaadkaan Gudhiisa ayaa waxaa lagu wadaa in Shir ku saabsan dhammaystirka Nabadayntii degaannada Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo Beeleed uu...
Ukraine oo gantaallo looga soo weeraray dhinaca Belarus
Gantaallada nooca loo yaqaanno Iskander oo laga riday Belarus ayaa lagu weeraray Ukraine galinkii dmabe ee maanta, sida uu sheegay la taliyaha Wasaaradda Arrimaha...
Shirka Madasha Golaha Horumarinta Qaranka oo maanta Muqdisho lagu soo xiray
Waxaa maanta Magaalada Muqdiaho lagu soo gaban gabeeyay Shirka Madasha Golaha Horumainta Qaranka oo labadii bari ee la soo dhaafay ka socday Magaaladda Muqdisho...
MD Farmaajo oo la kulmay Wefdi Sare oo ka socda Midowga Afrika
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay kuraas la qabanayo doorashadooda
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxa uu shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baydhabo...
RW Rooble Oo Kulan La Yeeshay Guddoomiyaha Nabadda Iyo Amiga Ee Midowga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye...
Putin oo heegan galiyay ciidamada nukliyeerka ee Ruushka
Kor u kaca xiisadda Bariga-Galbeed ee ka dhalatay duulaanka Ruushka ee Ukraine, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay ciidamada nukliyeerka Ruushka inay heegan...
Puntland oo shaacisay doorashada kuraas deegaan doorashadoodu tahay Boosaaso.
Guddiga Maamulka Doorashada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta shaaciyay kuraas deegaan doorashadooda tahay oo Golaha Shacabka ah.
Kuraasta ay Guddiga soo saareen waxaa ay...
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Xildhibaanimo ee Macalimuu.
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo soo saaray qoraal la xiriira guusha uu ka gaaray doorashada Kursiga HOP#068 Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim...
RW Rooble oo Midowga Yurub uga warbixiyay Arrimaha doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya u qaabilsan Tiina Intelmann, iyagoo ka wada hadlay...


















