Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka Saddex kursi oo taalla Jowhar

71

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah #HOP106 #HOP024 iyo #HOP140.