Shabaab oo la wareegay deegaanka Milxo
Ururka Al-shabaab ayaa si buuxda u qabsaday degaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag kadib weerar culus oo ay ku qaadeen makhribnimadii Caawa.
Al-shabaab iyo...
Dagaal ka socda gobolka Gobolka Sanaag
Wararka ka imaanaya deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi oo ka socdo dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo dadka deegaanka.
Dagaalka ayaa yimid...
Ruushka oo duqeymo ka wado Ukraine.
Ciidamada Ruushka ayaa xoojiyey duqeymaha uu ka geysanayo magaalooyinka Ukraine, wuxuuna uga digay dadka deggan Kyiv inay isaga cararaan goobahaas uu dagaalka ka socdo.
Sidoo...
Maamulka Hir-Shabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 Kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Hir-Sabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne.
Qoraal...
Madaxweynaha Puntland & Agaasimihii PSF oo markale Maanta kulmaya
Gelinka dambe ee Maanta ayaa markale lagu wadaa in Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ay kulan Albaabada u xiran yihiin ku yeeshaan Madaxweynaha Puntland Saciid...
Kuraas doorashadooda taalo Baydhabo oo maanta la diiwaangeliyay.
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota diiwaangelinta musharixiinta u tartameysa kuraas 6- kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee BFS.
Musharixiinta u tartameysa kursiga...
Guddiga loo xil saaray Arrinta Garbahaarey oo kulan la leh Axmed Madoobe
Waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray Guddiga uu Ra’iisul wasaare Rooble u xil saaray qiimeynta in ay Doorasho ka dhici karto magaalada Garbahaarey oo ah...
In ka badan 20 Ruux oo Cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyootay Sh/Hoose
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in uu sii kordhayo dadka u dhimanaya iyo kuwa uu soo ridanayo Cudurka Shuban biyoodka degaano...
Madaxweynaha Ukraine oo codsaday inuu xubin ka noqdo midowga Yurub
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo ka hadlayay baarlamaanka Yurub isaga oo isticmaalaya videolink ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la aqbalo in uu...
Wararkii ugu dambeeyay kulamada ka socda Boosaaso
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Taliyihii uu xilka ka qaaday ee ciidanka PSF Jen. Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa wadahadal maanta uga socdaa Madaxtooyada...


















