Cabdirisaaq Cumar oo markale lagu doortay Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kaas oo ka haray mid hore loo doortay, kadib markii doorashada kursigaas...
Deni oo cambaareeyay qaraxa lagu dilay xildhibaan Aamina
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo qarax lagula beegtay magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha ayaa cambaareeyay falkaasi iyo...
Waare oo Villa soomaaliya ku eedeeyay dilka Xildhibaan Aamina
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlayay dilka Xildhibaanad Aamino ayaa sheegay in falkaasi aysan kaliya fulin dagaalameyaasha Al-shabaab.
“Ma caadi baa...
RW Rooble “Hay’addaha Ammaanka waa in ay baaraan dilka Xildhibaan Aamino”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee caawa lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo ka tirsaneyd Golaha Shacabka.
“Waxaan...
Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyay qaraxa caawa ka dhacay Beledweyne
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka...
Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah oo khasaaro ka gaaray Qaraxyada ka dhacay Beledwayne
Dad isugu jira Mas’uuliyiin iyo rayid ayaa ku geeriyooday, kuna dhaawacmay Qaraxyada is xig xigay ee caawa ka dhacay Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.
Wasiirkii...
Shiikh Shariif” Waa in baaritaan lagu sameeyaa qaraxa lagu dilay xildhibaan Aamino”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxa caawa lagu dilay allaah u naxriistii Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi,...
DEG DEG: Qarax xooggan oo ka dhacay Beledweyne
Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Baladweyne xarunta gobolka Hiiraan sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle.
Qaraxa ayaa ka...
Ciid oo ku guuleystay doorashada kursiga HOP063
Cabdirisaaq Cabdillaahi Ciid ayaa ku guuleystay natiijada hordhaca ah ee kursiga #HOP063 ee Golaha Shacabka JFS, tartan adag oo gaadhay wareegga saddexaad.
Ciid oo ka...
Goodax Barre Oo Ku Haray Wareegga 1aad Ee Doorashada Kursiga Uu Ku Fadhiyay
Magaalada Baaldweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socta doorashada Kursigii ugu musharixiinta badnaa dhammaan Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad, iyadoo sagaal musharax...


















