Dawladda Itoobiya oo ku dhawaaqday xabad joojin

0
Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Itoobiya ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo...

Wasiir Beyle oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan dowladda Mareykanka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa magaalada Washington kulamo kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda maaliyadda...

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug oo xukun ku riday askar dil geystay

0
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd Ciidamada booliiska, xoogga dalka...

Guudlaawe oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxyada ka dhacay Beledweyne

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyadii is xig xigay ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha...

Q.M, UK, Midowga Yurub oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

0
War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed , iyadoona ku baaqday in baaritaan dheeraad...

Qoor Qoor oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaannada laga soo doorto Galmudug

0
Kadib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ( Qoor Qoor) uu dhawaan u yeeray Xildhibaannada labada Aqal ee Galmudug laga soo doorto ayuu xalay...

Jubbaland oo ka shirtay arrimaha amniga & doorashooyinka

0
Madaxwayne Ku-xigeenka Koowaad ee  Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan  ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Khamiis laha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana...

Booliska Hirshabelle oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

0
Taliska Booliska Magaalada Baladweyne e ayaa Faahfaahino dheeraad ah waxaa ay ka bixiyeen qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka...

RW Rooble & Xubno katirsan Midowga Musharrixiinta oo ka qeyb galay Salaada Janaasadda Xildhibaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amray in baaris dhameystiran lagu sameeyo Qaraxyadii Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii xalay ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Beledweyne Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan,...

XULASHADA